Buugga Hagaha Ganacsiga oo lagu soo bandhigay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu soo bandhigay Buugga Hagaha Ganacsiga ee uu Qoray qoraa Mumin Macalin Maxamuud. Bandhigga Buugga Hagaha Ganacsiga ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka kala socday Hey’adaha Dowladda oo ay ugu horeeyaan Gudoomiye Ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Gobolka Banaadir Marwo Basmo Caamir Shakeeti, La-taliyaha Xafiiska … Continue reading Buugga Hagaha Ganacsiga oo lagu soo bandhigay Muqdisho (Daawo Sawirada)